Ogaysiis: Jaaliyada DDSI Ee Wadanka Australia

Australia(Cakaaranews) Axad, 2da October 2016. Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada DDSI ee kunool wadanka Australia gaar ahaan magaalada Melbourne iyo nawaaxigeeda inay kasoo qaybgalaan maalinta Sabtida ah oo kubeegan 8da bishan October ee sanadka 2016 mudaaharaad kadhici doona 45 jessie st. preston vic oo looga soo horjeedo ururada nabad, nolol iyo horumar-diidka ah ee aaminsan fikirada cidhiidhiga ah ee kusalaysan islawaynida iyo quudhsiga aan marnaba dib usoo noqon doonin ee Onag, Ginboot7, alqushaash, Ubbo iyo wixii lahalmaala ee raba inay dalkeena dib ugu soo celiyaan nidaamyadii cadaadiska iyo cabudhiskii dhargiga.

Waxaa mar labaad la idin la socodsiinayaa in dhamaan jaaliyadu ay kasoo qaybgasho banaanbaxan iyadoo ciddii kasoo qaybgali wayda loo arki doono inay lafikir yihiin kuwa islawaynida qaba ee lagu mudaaharaadayo.

Wixii faah-faahin ah kala xidhiidh:

1.       Cabdiqani Faarax-gudoomiyaha XDSHSI  0458887781

2.       Faysal Ibraahin-gudoomiyaha ESDA  0422079521

3.       Axmed Xasan Dhalac-XDSHSI 0412868461

4.       Najmo Naaji-XDSHSI  0401348249

5.       Cabdiraqiib Haybe-gudoomiyaha dhalinyarada  61401527053

6.       Tufaax Garaad-XDSHSI 0415080910