Xuska Maalinka XDSHSI Hawaarto



 

      

MW CMC Iyo Wafti Balaadhan Oo Soo Darsaya Xaalada Abaarta

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 25ka March 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar oo hogaaminaya wafti balaadhan oo isugu jira heer federal iyo heer deegaan ayaa socdaal lug ah ooga ambabaxay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga iyagoo soo darsaya xaalada guud ee abaarta ka jirta deegaanka.