CIID MUBAARAK



 

      

MW CMC Iyo Waftigii Oo Dib Ugusoo Laabtay Xarunta Deegaanka.

Jigjiga(Cakaaranews) Talaado 2da May 2017. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii uu hogaaminayay oo xalay uhoyday magaalada dhagaxbuur ayaa dib ugsoo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga kadib markuu soo gabagabeeyay socdaalkii uu xadhiga kagajaryay mashaariicihii horumarineed ee kaladuwanaa, Wuxuuna madaxwaynuhu wakhti xaadirkan ku suganyahay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga.