MW CMC Iyo Waftigi uu hogaminayay Oo Soo gaadhay xarunta.

Jigjiga,(cakaaranews),Arbaca., 24ka, January, 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftibii balaadhnaa ee uu hogaaminayay ee ka qaybgalay shirwaynihii wadatashiga xukuumada iyo shcabwaynaha DDSI ee ka dhacay magaalada Raaso ayaa dib ugu soo noqday caasimada deegaanka ee jigjiga madaxwaynaah DDSI iyo waftiga uu hogaaminayo oo caawo fiidnimadii soo galay xarunta  deegaanka ayaa wakhti xaadirkan ku sugan caasimada deegaanka ee jigjiga.