MW CMC OO DIB UGUSOO LAABTAY XARUNTA DEEGAANKA

Jigjiga(Cakaaranews) Arbaco, 31ka January 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar ayaa dib ugusoo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga, kadib markay usoo dhamaadeen kulankii uu utagay xarunta dalka ee magaalada addisababa ee lagaga wada hadlayay sidii dibu dajin waarta loogu samayn lahaa barakacayaasha labada deegaan ee soomaalida iyo oromada. Wuxuuna madaxwaynuhu wakhti xaadirkan ku sugan yahay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga.