MW CMC iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo u Kicitimay Xarunta Dalka.

Addis-ababa,(cakaaranews), jumce, 9ka February, 2018. madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar  ay wahelinayaan mas'uuliyiin sare oo heer deegaan ah oo uu ka mid yahay wasiirka horumarinta waraabka iyo dooxooyinka DDSI mudane Suldaan Maxamed Xasan ayaa xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga uga anbabaxay dhanka xarunta dalka ee magaalada adhisababa. Iyadoo ay madaxwaynaha iyo waftigiisuba  ka qaybgali doonaan  shir muhiim ah ku saabsan Mashaariicaha horumarka waara ee afka qalaad loo yaqaano Sustainable development goals (SDG) oo kadhaci doona xarunta dalka ee addis-ababa.

Hadaba, Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo  masuuliyiinta uu hogaaminayo  ayaa wakhti xaadirkan ku sugun caasimada dalka ee magaalada Adhis-ababa.