MW CMC OO KA DAGEY NAIROBI

Nairobi(Cakaaranews) Sabti, 10ka February 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane cabdi Maxamuud cumar oo hor kacaya wafti balaadhan ayaa xarunta dalka ee magaalada addisababa uga kicitimay dhanka xarunta dalka Kenya ee magaalada Nairobi isagoo wakhti xaadirkan ka degay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee jomo kenyata islamarkaana halkaas kaga qaybgali doona shir muhiim ah. Madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaana wakhti xaadirkan ku sugan nairobi.