MW CMC IYO WAFTIGII UU HOGAAMINAYAY OO XALAY KASOO DEGAY ADDIS-ABABA

Addis-ababa(Cakaaranews) Khamiis, 15ka February 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa xalay kusoo laabtay magaalada addisababa. Wuxuuna madaxwaynuhu sheegay in dhamaan shirarkii ay ku galeen magaalada Nairobi ay dhamaantood ahaayeen shirar horumarineed oo midho dhal ah. Madaxwaynaha ayaana shirar muhiim ah kaga qaybgali doona magaalada addis-ababa.