MW CMC IYO WAFTIGII UU HOGAAMINAYAY OO KUSOO LAABTAY XARUNTA DEEGAANKA

Jigjiga(Cakaaranews) Sabti 17ka February 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa dib ugusoo laabtay xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga, kadib markuu usoo dhamaaday shirarkii iyo hawlihii muhiimka ahaa ee ay ujoogeen xarunta dalka ee magaalada addisababa. Madaxwaynaha ayaana wakhti xaadirkan ku sugan xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga