Ogaysiis Xubnaha Golaha Xildhibaanada DDSI

jigjiga,(cakaaranews),talaado,27ka, February,  2018. Xafiiska golaha xildhibaanada DDSI waxa uu ogaysiinayaan  dhamaan xubnaha golaha  xildhibaanada DDSI  in uu barito oo Arbaca  ah taariikhdu ku beegan tahay 21, 6, 2010TI. Uu  furmayo kalfadhigii 6aad ee golaha xildhibaanada DDSI, sidaasi awgeed waxaa  lagu wargalinayaa  dhamaan xubnaha golaha  xildhibaanada DDSI in ay  barito 9:00 subaxnimo yimaadaan madasha shirarka ee qaryaandhoodaan.