MW CMC Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Ku Sugan Xarunta Dalka

Addis-ababa(Cakaaranews) Talaado 20ka March 2018. Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti uu hogaaminayo ayaa kusugan xarunta dalka ee magaalada addis-ababa  iyagoo  halkaas kaga qaybgalaya shirka golaha dhexe ee EPRDF oo ka furmay xarunta dalka ee addis ababa.