Ogeysiis Jaaliyada DDSI Ee Saudi Arabia

Saudi Arabia(Cakaaranews) Arbaco 21ka March 2018. Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan qurba-joogta DDSI  ee ku dhaqan wadanka Saudi Arabia Gaar ahaan Caasimada Riyadh iyo nawaxigeeda in maalinta jumcaha ah oo ay taariikhdu ku beegantahay  30ka March Saacada 5:00 pm  ay si wayn uga soo qaybgalaan Xaflada lagu taageerayo xuska sanadguurada XDSHSI  ee 20tan jirsatay. Goobtuna waa safaarada ay itoobiya ku leedahey  dalka Saudiga.
Kasoo qayb gal wanaagsan.