Ogaysiis Jaaliyada DDSI ee Wadanka Sweden.

Stockholm (Cakaaranews) sabti,  24ka, March 2018. Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan qurba-joogta DDSI  ee ku dhaqan wadanka swedan  Gaar ahaan Caasimada Stockholm    iyo nawaxigeeda in maalinta ay  taariikhdu ku beegantahay 7da April, 2018. Saacaduna tahay 5:00PM  galabnimo  in ay si wayn uga soo qaybgalaan Xaflada lagu taageerayo xuska sanadguurada XDSHSI  ee 20tan jirsatay. Goobtuna waa hallonbergsplan5-7 sundbyberg(hallonbergen T-Bana Stockholm.

Xafladan ayaa waxaa kale oo kalasoo qaybgalaya jaaliyada DDSI ee wadanka Sweden fanaaniin caan ah ay ka mid yihiin Nimco Dareen, Cali Dhaanto iyo Xasan Wado.

Wixii faah-faahin ah ee intaasi dheer kala xidhiidh:-

·         Xayi maxamuud:- 0765850136,

·          Cadani xasan:- 07661847796

·         Ubax Cabdisalaan:-  0722780718.