MW CMC IYO WAFTI UU HOGAAMINAYO OO KU WAJAHAN MUSTAXIIL IYO FEER-FEER

Mustaxiil(Cakaaranews) Axad, 6da May 2018. Wafti heer deegaan ah oo uu hogaaminayo Madaxwaynaha DDSI muadne Cabdi Maxamuud Cumar ayaa saaka  ka degay magaalada godey ee xarunta gobolka shabeele iyagoo ku wajahan degmooyinka wabiga jiinkiisa saraan ee ay fatahaadu sameeyeen, gaar ahaan degmooyinka musatiixl iyo feer-feer.