MW CMC Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo U Anba Baxay Xarunta Dalka Ee Magaalada A.A

Jigjiga(cakaaranews)Sabti, 7da July 2018.Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar iyo wafti uu hogaaminayo ayaa u anba baxay dhanka xarunta dalka ee magaalada adhisababa. Iyagoo halkaas kaga qaybgali doona shirar muhiim ah.

Hadaba, madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa wakhti xaadirkan kusugan xarunta dalka ee magaalada adhisababa.