waxaan Macaamiisha Sharafta leh ku wargalinaynaa in wararkii hore aad ka dheehan kartaan halkan Guji Click
Xogta Guud ee Deegaanka Soomaalida
Dawladda Deegaanka Soomaalidu wuxuu ka mid
yahay sagaalka dawlad-deegaan ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Itoobiya
Wuxuu ku fadhiyaa bariga iyo bari-koonfureed
ee dalka Itoobiya.
Baaxadda dhulka waxa lagu qiyaasaa 350,000
km2
Deegaanku wuxuu ku dhacayaa inta u dhaxaysa
loolka 40-110 Waqooyi iyo Dhigta 40 -48
0E Bari.
Deegaanku wuxuu xad la leeyahay: dhinaca
konfureed waxa ka xiga Kenya; dhinaca bari iyo koonfur-bari waxa ka xiga
Soomaaliya; Dhinaca waqooyi galbeed. Dalka gudihiisa; dhinaca galbeed iyo
koonfur waxa ka xiga deegaanka Oromiya; dhinaca galbeed iyo waqooyi-galbeedna
waxa ka xiga deegaanka canfarta.
Deegaanku inta uu ka sarreeyo badda waxa lagu
qiyaasaa inta u dhaxaysa 500-1600 meters.
Cimilada deegaanka soomaalida waxa lagu
qiyaasaa dhul-daaqsin isugu jira oomane, dhul kooban oo hela roob ku filan iyo
dhul ay maraan wabiyo kala duwan.
Heer-kulka deegaanku wuxuu u dhaxeyaa 20-45°C
Celceliska roobka degaanku helaa wuxuu u
dhaxeeyaa 300-500 mm.
Tirada dadka ku nool deegaanka waxa lagu
qiyaasaa 4.4 million (Tiro-koobkii la sameeyey 2007 - CSA census), 86% shacabka
deegaanka waxay ku nool yihiin dhulka miyiga ah badankooduna waa xoolo-dhaqato
Maamul ahaan degaanku wuxuu ka kooban yaha 9 maamul-gobaleed iyo 53 degmo
Waxa diyaariyey
Xafiiska Maalgalinta
Dawladda Deegaanka Soomaalida
P.O. Box 237
+251 (025) 775
2026/2038
+251 (025) 775
2026
This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
Xoolaha Nool
Nolosha aasaasiga ah ee shacabka deegaanka
Soomaalida waxay ku tiirsan tahay
dhaqashada iyo waxsoosaarka xoolaha nool
Noocyada xoolaha nool ee degaanka laga helo waxa ka mid ah geela, lo’da, adhiga (riyo iyo ido).
Waxa diyaariyey
Xafiiska Maalgalinta
Dawladda Deegaanka Soomaalida
P.O. Box 237
+251 (025) 775
2026/2038
+251 (025) 775
2026
This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.

Number of Livestock by Zone
Gobol Lo’ Adhi
Riyo
Geel
Wadar %
Shinile 228,000 913,00 776,000 72,000 1,989,000 9%
Jijiga 439,000 1,316,000 548,000 29,000 2,332,000 10%
Fik 252,000 560,000 672,000 74,000 1,558,000 7%
Dhagahbur 287,000 538,000 574,000 57,000 1,456,000 6%
Warder 274,000 1,372,000 1,960,000 480,000 4,086,000 17%
Korrahe 168,000 1,150,000 719,000 275,000 2,312,000 10%
Gode 402,000 1,004,000 636,000 14,000 2,056,000 9%
Afder 985,000 1,231,000 788,000 77,000
3,081,000 13%
Liban 711,000 969,000 1,874,000 954,000 4,508,000 19%
Waxa diyaariyey
Xafiiska Maalgalinta
Dawladda Deegaanka Soomaalida
P.O. Box 237
+251 (025) 775
2026/2038
+251 (025) 775
2026
This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
“Fursadaha ugu waaweyn saktarka xoolaha -
Investment Opportunities in Livestock”
Diary farming
Fattening shoats ( Sheep and Goats)
Cattle and Camel Fattening
Poultry in modern methods and equipment
Ostrich farming and apiary projects
Hides and skins procession
Warshadaynta Hilibka xoolaha la dhoofinayo
Warshadaynta caanaha iyo anfaca subaga iyo
bur-cadka
Warshadaynta malabka iyo xabkaha iyo wax soo
saarkooda.
Wax soo saarka, kaydinta iyo warshadaynta
calafka xoolaha
Kaluumaysiga iyo wax-soo saarka kaluunka
wabiyada
Shaybaadhada caafimaadka iyo xanaanada xoolaha
Waxa diyaariyey
Xafiiska Maalgalinta
Dawladda Deegaanka Soomaalida
P.O. Box 237
+251 (025) 775
2026/2038
+251 (025) 775
2026
This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.
Suuq-geynta Xoolaha - Livestock Marketing
Si loo sugo suuqgeynta xoolaha isla markaana
kor loogu qaado dakhligooda, Dawladda Deegaanka Soomaalidu waxay aasaastay isla
markaana abaabushay suuqyo laga sameeyey degmooyinka degaanka oo dhan.
Waxa la sameeyey xeerar iyo nidaamyo lagu
maamulo suuqyada xoolaha, meelo lagu qalo iyo habab loo agaasimo suuqgeynta
waxsoosaarka xoolaha sida hargaha iwm.
Dawladdu waxay si gaar ah u fududaysay in dhoofinta xoolaha loo adeegsado dakadaha wadamada jaarka ah.
Waxa diyaariyey
Xafiiska Maalgalinta
Dawladda Deegaanka Soomaalida
P.O. Box 237
+251 (025) 775
2026/2038
+251 (025) 775
2026
This email address is being protected from spambots. You need JavaScript enabled to view it.