Cakaara Radio

waxaan Macaamiisha Sharafta leh ku wargalinaynaa in wararkii hore aad ka dheehan kartaan halkan Guji Click

FIFA World Cup Group H Team Preview: Algeria

Group H team Algeria enters the 2014 FIFA World Cup as the 22nd ranked team in the world. This is the team that has the lowest odds to advance into the group of 16, but that does not mean they are a doormat.

Algeria has a very strong professional league now, and many of their top players compete in the European leagues, so they not only compete against the world’s best, they excel as well. Manager: Algeria is coached by Bosnian Vahid Halihodzic, who became the coach in July of 2011.

He is very strict with players. He firmly believes in the philosophy of “It’s my way or the highway,” and his team seems to have gotten the message and responded. He replaced many of the teams players from previous Cup teams with younger, less experienced, but more athletic ones.

The moves were shocking to many of the Algerian fans, but they were also seen as a necessary step to improving the team’s chances to compete.

Key Players: The two key players for the Algerian team are midfielder Sofiane Feghouli and defender Madjid Bougherra. Feghouli is a beast on the field, who has exceptional skills. He is just 24, but began his professional career at 18-years-old. He has been playing in Europe for the last six seasons, and brings a lot of speed, scoring touch and experience to the African team.

He is very skilled in the open field, and tenacious in chasing the ball. Bougherra will be seeing his career coming to an end after ten years of international play, but not without having one last chance on the international stage to prove that he is an elite defender. The veteran is a dogged defender, who covers the backline like an eagle protecting her nest. He knows how to stay active during play, and is rarely out of position.

Analysis: The Algerian team has a great group of young players, who form a core that should be together for at least two more Cups. While only ranked 22nd, this should not fool anyone into thinking this squad cannot compete.

They play hard and they control the tempo. One of the things that makes Algeria such a dangerous team in Group H of the 2014 FIFA World Cup is the impressive defensive scheme they employ. Algeria defends their goal well, and is very rarely out of position to make plays. They have speed and great athletic ability that helps them to make exceptional plays. Algeria is known for pulling off unexpected if not surprising results.

Their upset of West Germany in 1982 and draw against England in 2010 show they are not ones to be taken lightly. While the other three teams in the group are better, it would not be a significant shocker to see them come out of Group H.

Prediction: Algeria is fortunate to be in one of the “weaker” groups in the 2014 FIFA World Cup, but group H is still a little tough for them. They will likely not win a match, but will be very competitive.

While being competitive in games might have been good enough 30-years ago, it is not now, and so the team is likely to head home feeling quite disappointed at the results.

Commentary by Robert Pannier Guardian Liberty Voice Writer covering Group H of the 2014 FIFA World Cup Sources: BBC

Koobkii Ciyaaraha Aduunka 2014 oo Caawa ka Furmay Dalka Brazil.

Brazil(CS) Khamiis June,12,2014.waxaa caawa si rasmi ah uga furmay caasimada wadanka brazil koobkii Ciyaaraha Aduunka iyadoona ay damaashaad iyo ciyaaro astaan u ah dhaqamada qaaradaha iyo wadamada aduunka lagu soo bandhigay.

Furitaankii ayaa ay Shakira iyo fanaaniin kale ay Gudaha garoonka ay caawa ka dhici doonto ciyaarta 1aad ee Group A ka qaadayeen heesihii sanadkan oo ah 2014 loo xushay in lagu furo tartanka Ciyaaraha aduunka ee ka dhacaya wadanka Brazil.

ilaa iyo 2 saac caawa waxaa ka socday gudaha garoonka ciyaaro kala jaad jaad ah iyo heeso loogu talogalay maamuuska furitaanka ciyaaraha aduunka ee sanadkan Ciyaarta ugu horaysa koobkan oo eega bilaabmatay ayaa ay isku hardiyayaan Xulka Kooxda Brazil oo ah wadanka martida loo yahay iyo xulka Qaranka wadanka Croatia bal aynu ka wada dhur-sugno.

  Brazil

Júlio César
    Dani Alves 2 Dani Alves
    Thiago Silva 3 Thiago Silva
    Marcelo 6 Marcelo
    David Luiz 4 David Luiz
    Paulinho 8 Paulinho
    Oscar 11 Oscar
    Luiz Gustavo 17 Luiz Gustavo
    Fred 9 Fred
    Hulk 7 Hulk
    Neymar 10 Neymar
Croatia
    S. Pletikosa 1 S. Pletikosa
    V. Ćorluka 5 V. Ćorluka
    D. Srna 11 D. Srna
    D. Lovren 6 D. Lovren
    Š. Vrsaljko 2 Š. Vrsaljko
    M. Kovačić 20 M. Kovačić
    I. Rakitić 7 I. Rakitić
    I. Perišić 4 I. Perišić
    L. Modrić 10 L. Modrić
    N. Jelavić 9 N. Jelavić
    I. Olić 18 I. Olić

Chelsea oo £15milion ku dooneysa weeraryahanka Sevilla Negredo

Sport(Xogogaalonline)Friday Dec 28,2012.Hadiii Sturridge ku biiro kooxda Liverpool,kooxda Chelsea ayaa heystaa markaas hal weerar oo kaliya waana Torres ,sidaas darteed The Blues waa ku waaajib in ay keento weeraryahan dheeraad ah.
Wakiilo ka socda kooxda galbeedka ayaa booqan doonta magaalada xeebta ku taala ee Sevilla si ay kooxda reer Spain ugala xaajoodaan saxiixa xidigaan .

Laacibkaan oo ka mid ah weeraryahanada ugu awooda badan Spain ayaa 52 gool udhaliyay kooxdiisa tan iyo markii uu ku soo biiray 2009-kii .

Agaasimihii Liverpool oo Ukrain u duulay si loo soo xero-galiyo Xidig Dalkaas u dhashay

Agaasimihii Liverpool Ian-Ayre ayaa soo gaaray Magaaladda Kiev ee Caasimadda Dalka Ukraine,isagoo gacanta ku wada lacag Jeeg ah oo lagu qiyaasay 16-Malyan oo Pound si uu ula soo wareego Kooxda Dnipro ee Dalkaas laga leeyahay,inkastoo Maamulka Kooxdaas ay xujo ku xireen in 20-Malyan oo Ganiga Ingiriiska loo soo gacan-galiyo hadii Liverpool doonayso Laacibka kooxda Dnipro ee Yevhen Konoplyanka.

Caqabaddahan ka hor imaan kara ayaa la filayaa Liverpool inay ka talaabsato,waxayn u badan-tahay maalmaha soo socda inay la soo wareegaan Xidigan Reer Ukrain

Maxaa kala Haysto Holland Vs Uruguay? Semi Final-ka Koobka Adduunka (Warbxin dheer ah)

Waxaa Caawa la Ciyaari doonaan marakle Kulma  ka tirsan Semi Finalka Koobka Adduunka o dhexmari doono Labada  Xul Ee Uruguay iyo Netherland.

Xulalkani ayaa matalaya Labada qaarad Ee Laatiin America iyo Europe, iyadoo xulka qura Ee kasoo haray Laatiin America ay noqatay Xulka Uruguay kadib markii ay harayn Libaaxyadii Reer Laatin sida Brazil iyo Argentina.

Kulankaani ayaa noqnaya xulkii soo baxa inuu ku fariisan doono kusriga Finalka Koobka Adduunka, waxayna Ciyaartaani xiisa gaar ah u leedahay taageerayaasha Labaad dhinac oo haatan durbadiba ku sii xarooday garoonka Ciyaartaani ka dhacayso Ee Green Point Stadium Ee Magaalada Cape Town.

Xulka Uruguay waxaa taariikh ugu filan inay hantaan Koobka aDduunka laba jeer, iyagoo markii ugu horaysay Koobka aDuunka martigaliye islam,arkaana hanta Sanadkii 1930,.waxayna markale  ku guulaystayn  Koobka adduunka sanadkii 1950 kadib marki ay Finalka afka ciida udarayn Xulka Brazil, isagoo sanadkani 2010  Querter Finalka Koobkaani uu si dirqi iyo nasiib uu kaga soo badiye Xulka Ghana.

Uruguay waxaa Caawa ka maqnaanaya Weeraryahaankeeda Qatarta ah Ee Luis Suarez oo Caalamdda cassaanka ah loo taagay Kulankii Ghana kadib marii uu badbaadiye Kubada dhalan rabta., halka Jorge Fucile uu kaga maqnaan doono Labo Jaalle.

Ciyaartoyda Dhaawacyada ugu maqan Xulka Uruguay waxaa ka mid ah Nicolas Lodeiro halka Captain Diego la filayo inuu wali dhaawac la tacaalayo.

Xulka Holland waxaa lagu xasuurtaa intuu uu socday Koobkaani inuu noqady Xulkii ugu horeeye Ee usoo horbaxa wareegga 16-aad, isagoo aan wali Koobka Aduunka hanan laakin waxuu soo maray waayo iyo taariikh uusan ilaabayn kadib markii uu Laba Jeer oo soo tiigsaday Finalaha Koobka Adduunka Sanadihii 1974 iyo 1978-dii waxaase labadaasi jeer rajadada kaga dheelay Xulalkii gurigooda lagu ciyaaraye Ee Argentina iyo Germany, waxuse ku caanbaxay Xulka Netherland kubbad wanaagsan iyagoo ku fashilma markii Rigoore la isla yimaada.

Kulankaani caawa waxaa shaki wayn la galiye Weeraryahaankooda qibradda leh Ee Van Persie dhaawac uu la tacaalayo, halka ay kulankaani seegi doonaan Gregory van der Wiel and Nigel de Jong..

Haddii aan dib ugu laabano Kulamdii Ee wada Ciyaareen Labadaani Xul ee Holland iyo Uruguay waxay Koobkaa Adduunka isku arkayn hal kulan markaasi oo Xulka Netherland adkaatay halka Kulamadii kale ay noqdayn kuwa ay ku kulmaan Ciyaaro Saaxiibtinimo iyo Kulamo ka tirsnaa Koobka Olympicada Adduunka..

Haddaba Aqriste Maxay kula tahay Kulankaani?, ka dhiibo Fakirkaada.